Sign in or Join FriendFeed
FriendFeed is the easiest way to share online. Learn more »
Cali Nuux

Cali Nuux

I cali nuh born in mogadisho 1986 interest polacy.
Ma Ahan Midaan Aqoonsanaha, Maamulada Looga Kala Dhawaaqay Kismaayo. - http://warsom.com/wararka...
Kooxo Biskoolado Ku Hubeysnaa Oo Ruux Rayid Ah Ku Toogtay Degmada Warta Nabada Ee G/Banaadir. - http://warsom.com/wararka...
Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kulan Ay Ku Yeelan Rabeen Hotelka City Plasa Iskor Istaag Lagu Sameeyey. - http://warsom.com/wararka...
Ciidamada Amaanka Ee Magaalada Jowhar Oo Caawa Lagu Weeraray Qarax Bum. - http://warsom.com/wararka...
” Sheekh Max’ed Al-Qaadi” Mujrimiinta Al-Shabaab Waxaan Ka Dilnay Horjoogayaal Ajaaniib Ah. - http://warsom.com/wararka...
Ra’iisul Wazaare Saacid Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madax Ka Socotay IGAD. - http://warsom.com/wararka...
Al-Shabaab Oo Weerar Fool Ka Fool Ah Ku Qaaday Ciidamada Ethopia Ee Ku Sugan Ceel-Barde. - http://warsom.com/wararka...
“C/kariin Xusen Guuleed” Kooxo Jabhad Qabiil U Hubeysan Kama Talinayaan Gobolada Jubbooyinka. - http://warsom.com/wararka...
Sh.Xasan Daahir”Axmed Godane Waa Kaligii Taliye Mana Ka Aqbaleyno Arintaas. - http://warsom.com/wararka...
Dowlada Soomaaliya Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Arimaha Jubbooyinka. - http://warsom.com/wararka...
C/wali Iyo Faroole Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqeen In La Taageero Axmed Madowe. - http://warsom.com/wararka...
“C/karin Xuseen Guuleed” Waxa Shalay Kismaayo Ka Dhacay Ma Ahan Mid La Aqbali Karo. - http://warsom.com/wararka...
Bare Hiiraale Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Kismaayo. - http://warsom.com/wararka...
Munaasabada Maalinta Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. - http://warsom.com/wararka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta Sheegay In Mooshin Laga Keenay Xukuumada Saacid. - http://warsom.com/wararka...
“Xasan Sh.Max’ud” Waa Muhiim In Dhalinyarada Soomaliyeed Shaqo Loo Abuuro,Si Ay U Kobciyaan Horumarka Dalka. - http://warsom.com/wararka...
Wariyayaal Ka Howlgali Jiray Idaacada Al-Andulus Ee Ku Ku Hadasha Afka Shabaabka Oo Isu Soo Dhiibay Dhanka Dowlada. - http://warsom.com/wararka...
Banaanbax Lagu Taageerayey Shirka London Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Muqdisho. - http://warsom.com/wararka...
Shir Looga Hadlayo Dib U Dhiska Iyo Xasilinta Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmay Lancaster House Ee Magaalada London. - http://warsom.com/wararka...
Xiisad dagaal oo ka dhex aloosan maamuladda puntland iyo galmudug ee deg.gaalkacyo. - http://warsom.com/wararka...
Xarakada alshabaab oo gabi ahaanba la wareegtey gacan ku heynta deg.dhoobley ee gobolka j/hoose. - http://warsom.com/wararka...
Shirka london oo saacado kadib la filayo in uu furmo iyo waxa kasoo bixi kara! - http://warsom.com/wararka...
“Sh.Cali Dhere” Weerarka Waziirka Waxaan U Adeegsanay Gaari Walxaha Qarxo Laga Buuxiyey Oo Aan Hareeraha Wadada U Dhignay. - http://warsom.com/wararka...
C/kariin Xuseen Guuleed Oo Maanta Ka Badbaaday Weerar Loo Adeegsaday Gaari Lagu Soo Xeray Waxyaaba Qarxa. - http://warsom.com/wararka...
“Mudane Xasan Sheekh” Waa Maalin Aad Iigu Qiimo Badan Inaan U Imaado Dadka Reer Daynile Oo Ah Dad Wayo Arag U Ah Duruufaha Dalka. - http://warsom.com/wararka...
Golaha Amaanka oo ka wada hadlay Xaaladda dalka Somalia. - http://warsom.com/wararka...
Abu Mansur AL Imriki oo Sheegay inuu Dhaawacmay. - http://warsom.com/wararka...
Wasirka Arrimaha Dibadda Ethiopia oo Sheegay inay kala baxayan Ciidankooda dalka Somalia. - http://warsom.com/wararka...
Korneyl barre aadan shire barre hiiraalle oo kismaayo gaarey xili ismaandhaaf uu ka jiro doorashada m/weynaha jubaland. - http://warsom.com/wararka...
Mid kamid ah ku xigeenada garyaqaanka guud ee qaranka axmed sh nuur oo ay kooxo hubeysani toogteen. - http://warsom.com/wararka...
Other ways to read this feed:Feed readerFacebook